MOHAMED ADAM HASSAN
Friday, July 3, 2015
SAADASHA GUUSHA SOOMAALIYA
Somalia waxay ku socotay dardar xoogan oo dhinacyo badan leh haba ugubadnaatee dhismaha dowlad loo wada dhanyahay oo ay ka kooban dowlad goboledyada bilowga ah oo ismooda midnimadii umadda iyo xarundii dowlada dhexe miro dhalkii iyo maamuskii waxay ku soo dhamaantay hirgalinta iyo meelmarinta dowlad gobaledyahada markii lawada yimid miiiskii meelmarinta waxaa bilaabatay dowlada dhexe xiriirkawan u jarnay in calanka soomaaliyeed la gubo federalka in lamacsalaameyo madaxdii sare ee dalka in la aflaadeeyo oo sawiradoodii lagubo intaa dhan way dhaceen maxay tahay jawaabaha falalkaa dhacay yeyse ku haboontahay talaabo in ay ka qaado maxay noqonkartaaaa talaabada.
Subscribe to:
Comments (Atom)